Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Ciidamada Jabuuti ee ku sugan Degmada Buulo-burde oo u dabaal dagay Maalinta Xuriyadda Jabuuti ”SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Afrika, Wararka
0
Ciidamada Jabuuti ee ku sugan Degmada Buulo-burde oo u dabaal dagay Maalinta Xuriyadda Jabuuti ”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu maamusayay 44-sana guuradii kaso wareegatay markii Jabuuti ay xurnimad ka qaadatay gumestihii Faransiiska sanadkii 1977-dii ayaa lagu qabtay Degmada Buulo-burde waxana munaasabada dabaal dega kaso qeyb galay Taliska Ciidamada Jabuuti ee Degmada Taliska qeybta27 Maamulka Degmada iyo Marti sharaf kale.

Taliyaha Ciidamada Jabuuti qeybtooda ka howlgasha Degmada  Komando Maxamud Omar Farax  oo ugu horen munaasabada ka hadlay ayaa ciidamada jabuuti iyo guud ahaan shicibka rer jabuuti ugu hambalyey maalinta xuriyada waxana ugu baaqay ciidamada iney ka shaqeyaan midnimada dadka soomaaliyeed.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Komando Maxamuud Cumar Faarax taliyaha Ciidamada Jabuuti ee ka howlgalo Degmada Buulo-burde waxa uu duceyay askartii kaga dhimatay muddadii ay ku jireen howlgalada waxaana uu Alle  kaga baryay inuu janadii Fardowso ka waraabiyo.

Taliyaha qeybta 27 Ganaral Maxamed Maxamuud Calasow (Tareedisho) iyo Guddoomiyaha Amniga ahana Kusimaha Guddoomiyaha Degmada Cismaan Geedi Cilmi  oo ugu dambeyn munaasabada ka hadlay ayaa ugu hambalyey rer Jabuuti maalinta xuriyada waxana ay sheegeen in todobaadkan uu yahay dodobaadka xuriyada Jabuuti iyo Soomaaliya.

27’kii juun 1977’dii ayey aheyd markii Dowladda Jabuuti ay xurnimada ka qaadatay gumestihii Faransiiska waxana sanad walbo marka la gaaro xiligan oo kale u dabaal degaan sanad guurada kaso waregatay markii ay ka xuroobeen gumestaha.

Previous Post

AMISOM oo hambalyo u dirtay dowladda Jabuuti

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Jabuuti ugu Hambalyeeyay Sannad Guurada 44-aad ee Xornimadooda

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Jabuuti ugu Hambalyeeyay Sannad Guurada 44-aad ee Xornimadooda

Madaxweyne Farmaajo oo Jabuuti ugu Hambalyeeyay Sannad Guurada 44-aad ee Xornimadooda

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In