Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayàa shacabka ku nool magaalada Galcad iyo degaannada u dhow gaarsiiyay deeq raashiin ah.
Degaannada deeqdaan ay gaarsiiyeen ciidanka Kumaandooska Danab, ayaa waxaa kamid ah Ceel-Xaaji, iyaddoo goob joog ay ka ahaayeen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.