Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Nabad sugidda oo soo qab qabtay Maandooriyaal

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Oo Howlgalo iyo Tabarucaad Ay U Sameynayeen Dadka Ka Sameeyay Degmooyinka Hiliwaa Iyo Yaaqshiid
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada hay’adda  Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka  ayaa 48saac ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho ka sameeyay Holwgallo lagu Uruurinayo waxyaabaha Maanka dooriya taas oo Qatar ku ah Nolosha dadka iyo Sugidda Amniga Caasimadda.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Maxamed Yuusuf Cismaan ayaa sheegay in ciidamada Nabad Sugidda ay soo qab qabteen waxyaabaha maanka dooriya oo lagu isticmaalayay mid ka mid ah guryaha ku yaalla muqdisho isla markaana lagu abuurayay Guri ka mid ah guryaha magaalada.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Ciidamadda Nabad Sugidda uma diyaar sana oo qura  in ay la dagaallaman kooxda Shabaab ee waxa ay sidaasi si la mid ah ula dagaallamayaan cidwalba oo lagu helaa nuucyada Xashiishka, Calaqa iyo maandooriyaasha kale ee Qatarta ah” ayuu yiri Afhayeen Maxamed Yuusuf.

Si doo kale ciidamadda hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka qaranka waxa ay si Aad ah u baadi goobayaan Dhagar qabashaashii dilay allaha u naxariistee Gabar Soomaaliyeed oo u shaqaynaysay Baarlamaanka Soomaaliya.

Afhayeenka ayaa ugu dambayntii sheegay in ciidamadda Nabad Sugidda iyo Boliiska ay daba joogaan falkaas dadkii ka dambeeyay isla markaana ay ka haridoonin gacan ku dhiiglayaashaas dilay gabadhaas Soomaaliyeed ee iyada oo Aqoon leh u shaqaynaysay dadkeeda iyo dalkeeda.

Previous Post

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta loo Akhrindoono Warbixin la xiriirta Miisaaniyadda Dowladda Sannadkaan

Next Post

Horjooge Wacyi Galinta Beenta ah Shabaab U qaabilsanaa oo Dowladda isku Soo Dhiibay Maanta +Dhageyso

Next Post
Horjooge Wacyi Galinta Beenta ah Shabaab U qaabilsanaa oo Dowladda isku Soo Dhiibay Maanta +Dhageyso

Horjooge Wacyi Galinta Beenta ah Shabaab U qaabilsanaa oo Dowladda isku Soo Dhiibay Maanta +Dhageyso

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In