Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hawlgal lagu soo qabtay Hub iyo Maleeshiyaad oo Ceelasha biyaha laga Sameeyay”Sawirro”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Hawlgal lagu soo qabtay Hub iyo Maleeshiyaad oo Ceelasha biyaha laga Sameeyay”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hawlgalkaan oo ay si wadajir ah u sameynayeen Ciidanka hay’adda Nabad Sugidda Qaran ee NISA, Booliska, Militariga, iyo kuwa Amissom ayaa xalay waxa ay ka sameeyeen Deegaanka Ceelasha Biyaha, Degmada Lafoole ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo guryo ku yaala ay ku  bartilmaameedsadeen maleeshiyaadka ka tirsan Al shabaab.

Ciidanka oo ku sucday bartilmaameed qorsheysan ayaa isku faafiyay xaafadaha deegaankaas Ceelasha biyaha, iyagoo gurya ku yaala baaritaano ka sameeyay,

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Waxaana mid ka mid ah guryihii ay baartitaanada ka sameeyeen ay kala kulmeen iska Caabin ka timid maleeshiyaad ku dhuumaaleysanayay oo Ciidanka ay macluumkoodu horay u hayeen, iyadoo halkaasi lagu dilay mid ka mid ah maleeshiyaadkii ku sugnaa, waxaa sidoo kale goobta ku dhintay ciidankii amniga.

Ciidamada ayaa ugu dambayn ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan hub iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al shabaab kuwaas oo sida Sirdoonka qaranka ay soo wariyeen qorsheynayay in ay abaabulaan weeraro ay ka fuliyaan magaalada muqdisho gaar ahaan goobaha ay bulshadu isugu timaado si ay qasaare shacab u gaystaan.

vlcsnap-2016-01-29-17h26m14s72 vlcsnap-2016-01-29-17h26m40s73 vlcsnap-2016-01-29-17h26m43s105 vlcsnap-2016-01-29-17h26m46s135 vlcsnap-2016-01-29-17h26m54s208 vlcsnap-2016-01-29-17h26m56s236 vlcsnap-2016-01-29-17h26m59s6  vlcsnap-2016-01-29-17h27m04s55 vlcsnap-2016-01-29-17h27m12s133 vlcsnap-2016-01-29-17h27m15s161 vlcsnap-2016-01-29-17h27m18s195 vlcsnap-2016-01-29-17h27m30s60  vlcsnap-2016-01-29-17h27m41s173  vlcsnap-2016-01-29-17h28m07s175 vlcsnap-2016-01-29-17h28m10s208 vlcsnap-2016-01-29-17h28m13s231   vlcsnap-2016-01-29-17h30m40s170 vlcsnap-2016-01-29-17h31m11s219

Previous Post

Haweeney Pakistaan ah oo 35 sano kadib ogaatay in uu aabaheed Sacuudiga u dhashay

Next Post

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Weerarada Argagaxisada “Dhageyso+Sawirro”

Next Post
Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Weerarada Argagaxisada “Dhageyso+Sawirro”

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Weerarada Argagaxisada “Dhageyso+Sawirro”

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In