Saturday, February 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Weerarada Argagaxisada “Dhageyso+Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Keyd Hore, Tartanka Ramadaan, Wararka, Xulashada
0
Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Weerarada Argagaxisada “Dhageyso+Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho Iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta looga hadlay dhagarta argagaxisada Al Shabaab iyo weerarkii dadka lagu xasuuqay ee Liido.

Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa oo ka qeyb qaadanayay Corneel C/llaahi Cali Mocow oo ah Agaasimaha machadka cilmi baarista Soomaaliyeed, Agaasimaha waaxda dariseynta ee maamulka gobolka Banaadir C.xakiim Maxamed Haadi iyo Sheekh C.laahi Axmed Garuun oo ka mid ah mashaa’ikhda Soomaaliyeed, kuwaa oo si faah faahsan kaga hadlay cadaawada manaxayaasha iyo sida loogu baahanyahay la shaqeynta Hey’adaha ammaanka.

Related posts

February 6, 2026
Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026

120312_001

EE KULAN 2 KULAN 3 KULAN 4 KULANKA 1 YAXYE YAXYE2

Previous Post

Hawlgal lagu soo qabtay Hub iyo Maleeshiyaad oo Ceelasha biyaha laga Sameeyay”Sawirro”

Next Post

Ku xigeenka taliyaha Booliska Soomaaliyeed Oo Kormeeray Jowhar+Sawirro

Next Post
Ku xigeenka taliyaha Booliska Soomaaliyeed Oo Kormeeray Jowhar+Sawirro

Ku xigeenka taliyaha Booliska Soomaaliyeed Oo Kormeeray Jowhar+Sawirro

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa saakay hoggaamiyay olole ballaaran oo nadaafadeed oo...

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In