Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada NISA Oo Howlgalo Ka Sameeyay Deegaanno Hoosyimaada Muqdisho Iyo Afgooye

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Howlgallada lagu sugayo amaanka caasimadda oo la kordhiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Hey’adda Nabadsugida Iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, iyo kuwa Midowga Africa ee Amisom ayaa hawlgalo lagu baadi goobayo Maleeshiyaadka Argagaxisada ah ee Al Shabaab ka Sameeyay inta u dhaxeysa Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye, halkaas oo la rumaysan yahay in Argagaxisadu ay si dhuumaalaysi ah Bulshada ugu dhibaatayaan.

Howlgaladani oo ahaa mid ay fulinayeen ciidamada Hey’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA, waxaana tuulooyinka ciidamada howlgalka ay ka sameeyeen ee hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ay ku soo qabteen tiro dhalinyaro ah oo lagu tuhmayo ka mid noqoshada argagaxisada, iyadoo dadka shacabka ay la wadaagayeen ciidamada xoga la xiriira argagaxisada ee caqabada ku ah xasiloonida Soomaaliya, kuwaa oo u muujiyay in ay garab taaganyihiin Dowladooda.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Maxamed Yuusuf Cusmaan oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay howlgalkii xalay in ay uga gon lahaayeen xaqiijiinta ammaanka iyo la socodka dhaq dhaqaaqyada deegaanada ay ka sameeyeen howlgalka.

Hey’adaha ammaanka ee dalka ayaa wada howlo la xiriira la socodka iyo xaqiijinta Amniga, iyadoo ay joogteeyeen howlgalada lagu baadi goobaya kooxaha falaagada ah ee UGS, waxaana sii xoogeysanaya xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya bulshada iyo hey’adaha ammaanka taasi oo suura galisay in gacanta lagu dhigo horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan UGUS.

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Dad Uu Soo Ritay Cudurka Shuban Biyoodka Oo La Dhigay Isbitaalka Jowhar

Next Post
Dad Uu Soo Ritay Cudurka Shuban Biyoodka Oo La Dhigay Isbitaalka Jowhar

Dad Uu Soo Ritay Cudurka Shuban Biyoodka Oo La Dhigay Isbitaalka Jowhar

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In