Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidammada ammaanka oo toogtay Nin Haweeneey ku dilay Suuqa Bakaaraha-DHAGAYSO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wadada dhexmarta Suuqa Bakaraaha oo laami la saarayo (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Nabad-Sugidda ayaa maanta Suuqa Bakaaraha ku toogtay wiil dhallinyaro ah oo toogasho ku dilay Haweeney ganacsato ahayd oo lagu magacaabi jiray Ubax Cali Dhubad, sida ay sheegeen saraakiisha NISA.

Haweeneydaan ayaa lagu toogtay  Agagaarka Suuqa Daawada ee Bakaaraha xilli ay halkaas ka adeeganaysay.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Ciidanka Nabad-Sugidda ayaa isku dayay inay qabtaan wiilkan oo hubeysnaa, haseyeeshee laguma guuleysan in la qabto, taas ayaana dhalisay in ciidanku ay toogtaan.

Haweeneyda la dilay ayaa da’deeda lagu qiyaasay dhawr iyo labaatan jir ayaa isla goobta ku geeriyootay kadib markii dhawr Xabadood uu Madaxa kaga dhuftay dhagar qabihii soo weeraray waloow isaguna aanu baddbaadin oo isla meeshii uu ku dilay ay Ciidanka NISA ku toogteen.

Wariye Cabdulcasiis Afrika ayaa warbixin ka diyaariyay, qeybta hoose ka dhagayso.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/11/WAR-AFRICA-19.-11.-2015-NISA.mp3
Previous Post

Qaadku waa Aafo Qaran! W/Q Dr. Maxamed Isaaq Mursal

Next Post

Daawo Sawirrada: Taliyaha ciidanka XDS oo maanta kulan la qaatay saraakiisha ciidanka

Next Post
Daawo Sawirrada: Taliyaha ciidanka XDS oo maanta kulan la qaatay saraakiisha ciidanka

Daawo Sawirrada: Taliyaha ciidanka XDS oo maanta kulan la qaatay saraakiisha ciidanka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In