Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada oo howlgallo ka dhan ah maleeshiyaadka Shabaab ka wada G/Gedo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Ciidamada XDS oo qaarijiyay dhagarqabayaal Miino ku aasay waddada isku xirta Balcad iyo Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgallo ka dhan ah maleeshiyaadka Al shabaab ayaa si xowli ah uga socda deegaanno ka tirsan gobolka Gedo.

Ciidamada XDS kuwa maamulgoboleedka Jubbaland iyo AMISOM ayaa si wadajir ah u fulinaya howlgalkaasi, iyagoo ku sii raadjooga haraadiga maleeshiyaadka Shabaab, si ay argagixiasada uga sifeeyaan dhamaan deegaannada hoos yimaada gobolke Gedo.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Taliyaha Guutada 9-aad  Ciidanka XDS ee gobalka Gedo Gaashaanle Sare  Maxamed Caddow Cali “Sanka” ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ujeedada Howlgalan uu yahay si maleeshiyaadka argagixisada looga sifeyn lahaa dhamaan dalka oo dhan, wuxuuna rajo wanaagsan ka muujiyay in ciidamadu ay guulo wanaagsan ka gaaridoonaan howlgalkan.

Dhinaca kale waxaa howlgalkaasi feersocda duqeymo dhanka hawada ah oo bartilmaameedkoodu yahay horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka kooxda Shabaab, iyadoo howlgalkii ugu dambeeyay lala beegsaday Saldhig Tababar oo ay kooxdu ku laheyd agagaarka Degaanka Ceelcadde ee Gobalka Gedo.

 

Previous Post

Dhageyso+Wareysi gaar ah oo R/wasaare Khayrre siiyay Warbaahinta Qaranka

Next Post

Haweenka Sacuudiga oo loo ogolaaday wadidda gawaarida

Next Post
Haweenka Sacuudiga oo loo ogolaaday wadidda gawaarida

Haweenka Sacuudiga oo loo ogolaaday wadidda gawaarida

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In