Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

MUUQAAL-Ciidamo si gaar ah u taba-baran oo howlgallo ka sameynaya Waddooyinka Muqdisho.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Howlgallo amniga lagu sugayo oo xalay laga sameeyay Degmada Hodan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada nabadsugidda iyo sirdooka Qaranka ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka sameeyay xaafado ka tirsan degmooyinka Gobolka Benaadir, iyadoo ay howlgalladaasi bar bar socdeen mid ay ciidamadu ka sameynayaan isgoysyada Muqdisho.

Ciidamada ayaa howlgalkii shalay waxa ay ku soo qabteen saddex ruux oo ku hubeysnaa qoryaha loo yaqaan AK47, waxaana ciidamada ay xaafadaha u baarayeen guri guri, taasi oo qeyb ka ah howlgallada amniga lagu xoojinayo.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Maxamed Yuusuf Cusmaan Afayeenka Wasaaradda Amniga Gudaha oo Warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa sheegay in howlgallada ay yihiin kuwa lagu xoojinayo amniga, isla markaana looga hortagayo falalka ay maleegayaan maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Afhayeenku waxa uu baaq u jeediyay wadayaasha gaadiidka inay u hogaansamaan awaamiirta ciidamada, si loo xaqiijiyo amniga caasimadda.

Dhanka kale ciidamada ayaa maanta howlgallo kuwan la mid ah ka wada Isgoysyada magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ay ciidamadu ku baarayaan gaadiidka iyo dadweynaha la socda, si looga hortago waxkasta oo amniga caasimadda wax u dhimaya.

Previous Post

Madaxweyne Xasan oo Ethiopia kula kulmay Ra’iisul wasaaraha dalkaasi

Next Post

Wasiirka Ganacsiga oo ku baaqay in la maalgeshado dalka

Next Post
Wasiirka Ganacsiga oo ku baaqay in la maalgeshado dalka

Wasiirka Ganacsiga oo ku baaqay in la maalgeshado dalka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In