Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda oo ku Guuleystay in shabaab laga saaro deegaanno Gobolka Shabeellaha Hoose ka tirsan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidammadda AMISOM iyo kuwa Dowladda oo lawareegay Leego
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya  ee kusugan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku Guuleystay in kooxda Shabaab ay ka saaraan deegaanno katirsan Gobolkaasi.

Afhayeenka Wasaaradda  Amniga Maxmed Yuusuf Cismaan ayaa Radio Muqdisho u sheegay in Ciidamada xoogga dalka  howlgallo lagu saarayo kooxda shabaab ay ka wadaan Deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“ Shalay Ciidamada NISA ee Hay’adda Nabad Sugidda waxa ay u gurmadeen Ciidanka xoogga dalka oo Shabaab kula Dagaallamayay deegaanka Mareeray ee Gobolkaas kuwaas oo ciidamadu ay  Wiiqeen Awoodda yar ee Argagixisadaas” Ayuu yiri Afhayeenka wasaaradda Amniga.

Dhanka kale Afhayeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Maxamed Yuusuf Cisman ayaa intaa Raaciyay In ciidamada ay Dagaalkaas ku dileen Maleeshiyaad badan oo katirsan kooxdaas.

Ugu dambayntii Afhayeenka Wasaaradda Amniga ayaa sheegay in ay sii socon Doonaan Howlgallada lagu baacsanayo Kooxda Arxan laawayaasha ee Shabaab kuwaas oo Caado ka dhigtay in ay laayaan Umadda Soomaaliyeed.

Previous Post

Baarlamaanka oo loo Aqrin doono markale Sharciga Shaqalaha Ajaanibta ah

Next Post

Maamulka gobolka shabeellaha hoose oo faah-faahin ka bixiyay Howlgallada shabaab looga saarayo deegaannada gobolkaas+Dhageyso

Next Post
Maamulka gobolka shabeellaha hoose oo faah-faahin ka bixiyay Howlgallada shabaab looga saarayo deegaannada gobolkaas+Dhageyso

Maamulka gobolka shabeellaha hoose oo faah-faahin ka bixiyay Howlgallada shabaab looga saarayo deegaannada gobolkaas+Dhageyso

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In