Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Qalabka sida oo howlgallo ka fuliyay waddada u dhexeysa Deynuunaay iyo Baydhabo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Qalabka sida oo howlgallo ka fuliyay waddada u dhexeysa Deynuunaay iyo Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgal ka dhan ah Kooxda Nabadiidka Al-Shabab oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidamada Qalabka Sida oo is garabsaneya Booliska, Xoogga Dalka ,Nabad sugidda iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa maanta laga fuliyey Waddada xiriirisa Deegaanka Deynuuney iyo magaalada Baydhabo ,iyo Deegano kale oo dhowr ah.

Howlgalka oo Afarta jiho lagu qaadey ayaa ujeedkiisu ahaa baacsiga argagixisada Al-Shabab oo xogtoodi ay heleen Ciidamada Qalabka sida in ay ku dhuumaaleysanayaan Tuulooyinka hoos yimada Deegaanka Deynuuney ee Gobolka Baay .

Related posts

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026

Taliyaha Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Sheekh Cabdullahi Ciirow oo howlgalka horkacyey ayna qeyb ka ahaayeen Saraakiisha Ciidamada Booliska, Nabad sugidda,Daraawiishta Koonfur Galbeed iyo Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa shaaciyay inay joogteynayaan howlgallada argagixisada lagula dagaalamayo, ayna qorsheynayaan inay isku furaan waddooyinka deegaannada Koonfur Galbeed.

Previous Post

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo ka qeybgalay Caleemasaarka Caaqil Cabdiraxmaan “SAWIRRO”

Next Post

Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha Galmudug oo kormeeray xarumaha Waxbarashada iyo Caafimaadka ee Deegaanka Xeraale “SAWIRRO”

Next Post
Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha Galmudug oo kormeeray xarumaha Waxbarashada iyo Caafimaadka ee Deegaanka Xeraale “SAWIRRO”

Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha Galmudug oo kormeeray xarumaha Waxbarashada iyo Caafimaadka ee Deegaanka Xeraale "SAWIRRO"

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In