Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hayโadda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo loo magacaabay Mudane Xuseen Khaasim Yuusuf , kadib soojeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha.
WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...











