Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Ciidamada Turkiga oo kusii siqaya miyiga degaanka Manbij.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Ciidamada Turkiga oo kusii siqaya miyiga degaanka Manbij.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wixii kadanbeeyay markii uu Turkiga ku dhawaaqay bilowga hawlgalka Suuriya CiidamadaTurkiga ayaa gacanta ku dhigay seddex tuulo oo hoos taga deegaanka Manbij.

Wakiiladaha Warbaahinta dunida qaarkood ayaa sheegay in CiidamadaTurkiga iyo kuwa mucaaradka Siiriya ay qabteen saanad hub ah  oo la sheegay in ay adeegsanayeen Ciidamada Dimuqraadiga Siiriya ee ku suganaa Xalab.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Sidokale warar kale ayaa sheegaya in ciidamada militariga Turkiga anay wali gaarin magaalada Manbij, balse gelinkii dambe ee shalay ay ciidamada galeen magaalada Manbij oo ku taalo waqooyiga magaalada Xalab, oo xaduud la leh Turkiga.

Wakaaladda wararka ee Faransiiska ayaa soo werisay in ciidamada Kurdiyiinta ay bilaabeen inay ka hortagaan weerarada Turkiga iyo kooxaha Siiriya ee daacada u ah oo fadhigoodu yahay deegaanka Ras al-Ceyn, ee dhacda waqooyga bari ee Suuriya.

Wakaaldad wararka Suuriya ee “SANA” ayaa dhankeeda qortay in cutubyo ka tirsan ciidamada  Turkiga ay gudaha u galeen magaalada Tal Tamar, oo qiyaastii soddon kiiloomitir u jirta magaalada Ras al-Ceyn.

Ugu danbeeyntii Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa maanta ku dhawaaqday in ciidamada Kurdiyiinta looga dilay 595 oo ruux tan iyo markii uu bilowday howlgalka logu magacdaray “guga nabadeed”

Previous Post

Madaxweynihii hore ee K/Afrika oo wajahaya maxkamad

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Agaasime goboleedka hey’adda IOM u qaabilsan Bariga iyo Geeska Afrika

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Agaasime goboleedka hey’adda IOM u qaabilsan Bariga iyo Geeska Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Agaasime goboleedka hey'adda IOM u qaabilsan Bariga iyo Geeska Afrika

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In