Thursday, November 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Ukraine oo qlaga yaabo in ay ka baxaan magaalada Severodonetsk

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Ukraine oo qlaga yaabo in ay ka baxaan magaalada Severodonetsk
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobolka Lugansk  ayaa maanta oo Arbaca ah sheegay in ciidamada Ukraine laga yaabo inay ka baxaan magaalada istiraatiijiga ah ee Severodonetsk ee dhacda  bariga Ukraine.

Sergei Gaidai oo ah Guddoomiyaha gobolka Lugansk  ayaa u sheegay Warbaahinta in laga yaabo inay lagama maarmaan noqoto in ciidamada Ukraine ay ka baxaan gabi ahaanba magaalada tasoo Ciidamada Ruushka qayb ahaan ay la wareegeen gacan ku haynteeda maalmo ka hor.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Agaasimaha Xarunta Carabta ee Siyaasadda Isbeddelka Cimilada

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Agaasimaha Xarunta Carabta ee Siyaasadda Isbeddelka Cimilada

November 18, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY WADDADA JAMHUURIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY WADDADA JAMHUURIYA

November 18, 2026

Madaxa Xarunta Dabagalka Difaaca Ruushka ayaa sheegay in tallaabooyinkan ay yahiin jawaab dhab ah oo ku saabsan wararka ay baahinayaan Warbaahinta ka soo horjeedda hawlgalka Ciidamadooda.

Previous Post

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo maamul cusub u magacaabay gobolada Baay iyo Bakool

Next Post

RW Rooble oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland

Next Post
RW Rooble oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland

RW Rooble oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Agaasimaha Xarunta Carabta ee Siyaasadda Isbeddelka Cimilada

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Agaasimaha Xarunta Carabta ee Siyaasadda Isbeddelka Cimilada

November 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga, oo uu ka socdo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY WADDADA JAMHUURIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY WADDADA JAMHUURIYA

November 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray Waddada Jamhuuriya oo isku xirta degmooyinka Kaaraan iyo...

Madaxweynaha JFS oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed

November 17, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u jeediyay khudbad uu kaga hadlay xaaladda dalka, gaar...

Guddoomiyaha SoDMA  oo kulan la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q.M

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q.M

November 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Dr. Jean Chrysostome Ngabitsinze, Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In