Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM oo gacanta ku soo dhigay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidanka XDS oo howlgallo kula wareegay deegaanno ka tirsan galbeedka gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ku soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab “UGUS”.

Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS gaar ahaan qeybta 21-aad ee ka howlgala gobollada dhexe ee dalka oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo ay ka sameeyeen degeenka Ceel qooxle oo 25 Kiilo mitir dhanka waqooyi ka xiga degmada Ceelbuur waxa ay ku soo qabqabteen Sadex ka tirsanaa maleeshiyaadka UGUS ee dhibaatada ku haya bulshada ku dhaqan deegaankaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale ciidamada ayaa howlgalkaasi kula wareegay deegaanka Ceel qooxle iyo deegaanno kale, waxaana la sheegay in ciidamadu ay iminka ku sii raad joogaan firxadka maleeshiyaadka UGUS, sida uu ku soo waramay wariyaha Radio Muqdisho uga soo warama gobolka Galgaduud Maxamed Deeq Cabdi Maxamed.

Howlgalka ay ciidamadu ka sameeyeen deegaanka Ceel qooxle ayaa lagu soo waramayaa iney ku geeriyoodeen ku  dhawaad Shan ka tirsanaa maleeshiyaadka nabad diidka ah ee UGUS.

Ciidamada ayaa weli sii wada howlgallada ka dhanka ah haraadiga maleeshiyaadka Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud.

Previous Post

Wasiir Ceynte “Waxaa hadda la sameeyay hanaan wadatashi ah oo sadex bolood socondoona”

Next Post

Maamulka Ahlusunna oo xayiraaddii ka qaaday warbaahinta ka howlgasha Dhuusamareeb iyo Guriceel

Next Post
Maamulka Ahlusunna oo xayiraaddii ka qaaday warbaahinta ka howlgasha Dhuusamareeb iyo Guriceel

Maamulka Ahlusunna oo xayiraaddii ka qaaday warbaahinta ka howlgasha Dhuusamareeb iyo Guriceel

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In