Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka XDS oo Howlgallo Ka Sameeyay Deegaanno ka tirsan Ceel-buur

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidanka XDS oo Howlgallo Ka Sameeyay Deegaanno ka tirsan Ceel-buur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kabtan Axmed Xasan Caraale oo ka mid ah saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee gobolka Galgaduud ayaa ka warbixiyay howlgalo ay ka sameeyeen deegaanno hoos yimaada dagmada Ceel buur oo ay qasaara kale duwan ay ugu geysteen maleeshiyaadka argagaxisada Al Shabaab.

Waxa uu shegay sarkalkani in tiro ka mid ah maleeshiyaadkaasi  ay dileen halka kuwa oo dhagar qabayaal ah gacanta ay ku dhigeen sharcigana ay soo taagi doonaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kabtan Axmed Xasan Caraale ayaa sidoo kale ka hadlay deeganada ay weli ku harsanyihiin argagaxisadu ee gobolka Galgaduud ay duulaan ku yihiin, isagoo tilmaamay inta badan deeganada gobolka galgaduud ay subuuxda gacanta ugu haayaan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa midowga Africa ee Amisom.

Howlgalkani ayaa qeyb ka ah howlgalada lagu dabar goynayo argagaxisada Al Shabaab ee caqabada ku ah xasiloonida Soomaaliya, waxaana si isku mid ah degmooyinka iyo deegaanada gobolada dalka uga soconaya howlgalo ku ah UGUS  dharbaaxo xoog leh oo wiiqeysa awoodooda.

Previous Post

Guddoomiye Ku Xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka oo dib ugu soo laabtay Muqdisho “VIDEO”

Next Post

Safaaradda Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudiga oo ka warbixisay xaaladda Xujeyda

Next Post
Danjire Daahir Geelle oo la kulmay guddoomiyaha Gobolka Riyaad ee Sacuudiga

Safaaradda Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudiga oo ka warbixisay xaaladda Xujeyda

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In