Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland oo maleeshiyaadka Alshabaab kala wareegay deegaanno horleh.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland oo maleeshiyaadka Alshabaab kala wareegay deegaanno horleh.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta dowlad Goboleedka  Jubbaland ayaa la wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka Jubadda Hoose, kuwaas oo ay dadka shacabka ah ay ku dhibaateyn jireen maleeshiyaadka argagixisada Alshabaab.

Afhayeenka Wasaaradda amniga dowlad Goboleedka Jubbaland C\nuur Ibraahim Xuseen oo u waramay Radio Muqdisho, ayaa sheegay in ay argagixisada Alshabaab ka saareen deegaanka Beer-xaani iyo tuullooyin kale oo qiyaas ahaan 90km galbeedka ka xiga magaalada Kismaayo ee Xarunta Kumeel gaarka maamulka Jubbaland.

Related posts

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026

Maleeshiyaadka Alshabaab ayeey soo wajahday cabsi xooggan oo uga imaaneysa Ciidamada Qalabka sida kadib markii ay culeysyo iyo dagaallo xooggan kala kulmeen, waxaana argagixisada firxadkoodu uu gaaray degmada Jillib ee Gobolka Jubadda dhexe, iyadoo Ciidamadu ay sii baacsanayaan haraadiga argagixisada Alshabaab.

Previous Post

Eng.Yarisow “Dedaalka aynu ku bixinnay weynaynta maalmaha xorriyadda waxa ay muujinaysaa in Caasimaddu ay mar kale kulminayso shacabka Soomaaliyeed+sawirro

Next Post

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Alshabaab oo lagu laayay Gobolka Hiiraan

Next Post
Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Alshabaab oo lagu laayay Gobolka Hiiraan

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Alshabaab oo lagu laayay Gobolka Hiiraan

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Abdulfatah Kasim Mohamud ayaa xalay ka qayb galay munaasabad lagu daahfuray...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In