Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Argagaxisada Al-shabaab oo lagu laayay Gobolka Shabeellaha dhexe

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Argagaxisada Al-shabaab oo lagu laayay Gobolka Shabeellaha dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga dalka ayaa Khaarijiyay maleeshiyaad badan oo ka tirsanaa argagaxisada Al-shabaab kuwaas oo  isku dayay in ay weerar ku soo qaadaan deegaanka Xaaji cali oo hoostaga degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe.

Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidanka Xoogga dalka, Janaraal Axmed Maxamed Maxamuud (Tareedisho) oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay dileen 16 ka tirsanaa Al-shabaab ku dhawaad 30 kalane ay dhaawaceen kuwaas oo iskugu jiray horjoogeyaal iyo maleeshiyaad, kaddib markii ay ciidamadu ka hortageeen weerar argagaxisada ay dooneysay in ay ku dhibaateyso shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Janaraal Tareedisho ayaa sidoo kale sheegay in maleeshiyaadkii isku dayay in ay dhibaateeyaan shacabka ay carareen deegaanada Geelgub iyo Masjidka cali gaduud ee gobolka Shabeellaha dhexe, isagoo tilmaamay in ay qorsheynayaan howlgallo argagaxisada looga xureynayo deegaanada dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Halkaan ka dhageyso wareysiga Janaraal Tareedisho

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2020/01/Janaraal-tareedisho.mp3

Previous Post

Xal laga gaaray colaado in muddo ah ka taagnaa gobolka Sool

Next Post

Waaxda nadaafadda gobolka Banaadir oo dardar gelineysa dib usoo celinta bilicda Caasimadda.

Next Post
Waaxda nadaafadda gobolka Banaadir oo dardar gelineysa dib usoo celinta bilicda Caasimadda.

Waaxda nadaafadda gobolka Banaadir oo dardar gelineysa dib usoo celinta bilicda Caasimadda.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In