Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka Oo Goor Dhow La Wareegay Deegaanno Hoos yimaada Jalalaqsi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la wareegay deegaanno hoosyimaada Degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan oo lagala wareegay argagaxisada Al Shabaab, iyadoo si weyn ay u soo dhaweeyeen shacabk,waxaana howlgalka Ciidamada ay weli ka wadaan gobolada shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan.

Goobaha ciidamada ay la wareegeen ayaa waxaa ka mid ah Deegaanada Xero lugoole, oo 27 KM u jirta deegaanka Fiidow, Jar,Raaxaale,Janbiley,Buurweyn,Miir gab,iyo afcad, kuwaasi oo hoos yimaada degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

howlgalka oo saakay waaberigii bilowday ayaa waxaa la filayaa in Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay soo gunaanadaan goordhow, maadaama ay taag daran yihiin argagaxisada Al Shabaab oo la wiiqay awoodoodii kuwaa oo la’meel ay ciirsadaan, waxaana u jeedada ay tahay in la isku furo magaalooyinka Muqdisho iyo Bula Burde oo  Al Shabaab ay go’doomiyeen dadka reer Bula burden islamarkaana ay u diideen waxyaabaha muhiimka u ah nolosha Aasaasiga ah,

waxaa bar barsocda howlgalka gaarsiinta deeq gar gaar ay ugu talo gashay Dowladda Soomaaliya  dadka ku dhaqan degmada Bula burde oo dhibaatooyin xaga nolosha ah la daalaa dhacaya, taasi oo wax badan ka badali doonta xaaladda dadka ku dhaqan degmadaasi.

Previous Post

Dowladaha Jabuuti iyo Ethiopia oo iska kaashanaya amaanka

Next Post

ku-simaha Madaxweynaha dalka oo la kulmay Safiirka shiinaha ee Soomaliya

Next Post

ku-simaha Madaxweynaha dalka oo la kulmay Safiirka shiinaha ee Soomaliya

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In