Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal ka fuliyay deegaanka Araare

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal ka fuliyay deegaanka Araare
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka kumaandooska Qaranka oo ay wehliyaan ciidanka daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa saaka howlgal qorsheysan ku qaaday goob maleeshiyada Al-shabaab ay kaga sugnaayeen buundada deegaanka Araare ee gobolka Jubadda hoose islamarkaana ay ka abaabulayeen qaraxyo ay ku dhibaateeyaan shacabka, waxaana ay ciidanku toogteen maleeshiyadii halkaasi ku sugnaa.

Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka ee ku sugan jubbooyinka ay u diyaarsanyihiin ka hortagidda dhagarta argagixisada iyo bad baadinta shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026

Saraakiil ka tirsan ciidamada oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dib ay ka soo sheegi doonaan khasaaraha soo gaaray argagaxisada maadaama weli ay wadaan howlgal lagu baacsanayo maleeshiyada Alshabaab.

Shalay ayey ahayd markii ciidamada ay ka hortageen weerar ay damacsanyeen cadawgu in ay ku soo qaadaan deegaanka hoosingoow ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo maleeshiyada Al-shabaab looga dilay afar dhagarqabe.

Previous Post

Dad ku sumoobay caano ay cabeen oo la dhigay isbitaalka Qardho

Next Post

Bulshada Galmudug oo taageertay doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug

Next Post
Bulshada Galmudug oo taageertay doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug

Bulshada Galmudug oo taageertay doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In