Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Galgaduud

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Galgaduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa xaq u dirirka deegaanka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada Cali Candhoole , Sheekh Cabdullahi, Baraag Xaaji dhagax ee bariga Galgaduud.

Ciidamada ayaa inta ay howlgalka ku jireen waxay soo saareen Miinooyin ay Khawaarijta dooneysay in ay ku dhibaateyso dadka rayidka, waxayna burburiyeen Ciidanku fariisinno ay Khawaarijta ku dhuumaaleysan jireen.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026

Taliyaha Guutada 24-aad ee Khaalid Bin Waliid, Gaashaanle Maxamed dhagaweyne ayaa Xaqiijiyay in Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa xaq u dirirka ay dhulka howdka ah kusii baacsanayaan firxadka Khawaariijta uu gabbalkoodu dhacay.

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa xaq u dirirka deegaanka ayaa muddooyinka dambe kordhiyay howlgallada lagu baacsanayo Khawaarijta.

Previous Post

Wasiir Cali Balcad: “Tallaabo kasta oo ay Itoobiya qaaddo mid u dhiganta ayaan qaadeynaa”

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka mudane Rooble

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka mudane Rooble

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka mudane Rooble

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In