Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay Shabeellaha Hoose

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay Shabeellaha Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska DANAB, ayaa waxay howlgallo qorsheysan ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

Ujeedka howlgalkan ayaa ahaa ciribtirka haraadiga maleeshiyada Al-Shabaab ee ku dhumaaleysanaya deegaano ka tirsan gobolka, kuwaas oo shacabka dhibaatooyin kala duwan u geystay.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgalkan si gaar ah kaga fuliyay deegaanada Tawakal iyo Daaruslaam oo dhammaatood hoostaga degmada Awdhiigle ee gobolka Shabeelahha hoose.

Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka ayaa u sheegay warbaahinta Qaranka in howlgalka lagu bur buriyay gooba saldhigyo u ahaa maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaa oo shacabka ay kaga qaadi jireen Lacago baad ah.

Ciidamada Xoogga dalka ayaa kordhiyay howlgalada lagu baacsanayo nabad-diidka Al-Shabaab, si Shacabka degaanka ay ugu dul qadaan dhibata ay ku hayaan.

Previous Post

Wasaaradda Diinta Galmudug oo ku baaqday in la dhigo isu soo bax Roob-doòn ah

Next Post

Xukun lagu riday dad ku howlanaa ka ganacsiga khamriga

Next Post
Xukun lagu riday dad ku howlanaa ka ganacsiga khamriga

Xukun lagu riday dad ku howlanaa ka ganacsiga khamriga

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In