Tuesday, July 15, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo sifeyn ah ka fuliyay inta u dhexeysa Dhuusamareeb iyo Ceelbuur

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
September 6, 2023
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ku dilay lix ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga Dalka kuwa Daraawiishta  iyo Ciidanka Difaaca Shacabka oo hawlgallo sifayn ah ka wada Gobalka Galgaduud ayaa kooxda Khawaarijta ka saaray Dhul Balaaran oo u dhexeeya waddada xiriirisa Degmooyinka Ceel-buur iyo Dhuusamareeb.

Goobaha laga saaray Khawaarijtu waxaa ka mid ah  magaalada istaraatiijiga ah ee Ceel-lahelay, laba -dulle, dhaban-dhul kuhays iyo Dhul balaaran oo ah hawdka ay ku dhuumanaysay Khawaarijta.

Related posts

Danjire Yuusuf Jeego oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Tacliinta Sare ee Algeria

Danjire Yuusuf Jeego oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Tacliinta Sare ee Algeria

July 15, 2025
Shir muhiim ah oo ka dhacay Laascaanood

Shir muhiim ah oo ka dhacay Laascaanood

July 15, 2025

Hawlgalkaan oo xoogiisu ka socda Dhulka Hawdka ayaa saacadkasta soo yaraynaya dhulka ay ku dhuumanayaan Khawaarijta haraadiga ku ah Galmudug.

Guulaha isdabajoogga ah ee Ciidanka Qaranka iyo Ciidanka Difaaca Shacabka ayaa ka dhashay iskaashiga Qaran ee uu hogaaminayo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxuud oo hadda ku sugan aagaga Dagaalka si uu u garab istaago geesiyaasha Qaranka

 

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Qatar

Next Post

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ka warbixisay howlgallada Khawaarijta lagu ciribtirayo

Next Post
Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ka warbixisay howlgallada Khawaarijta lagu ciribtirayo

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ka warbixisay howlgallada Khawaarijta lagu ciribtirayo

Danjire Yuusuf Jeego oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Tacliinta Sare ee Algeria

Danjire Yuusuf Jeego oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Tacliinta Sare ee Algeria

July 15, 2025
0

Danjiraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya u fadhiya Dalka Algeria Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego) ayaa maanta Kulan muhiim ah...

Shir muhiim ah oo ka dhacay Laascaanood

Shir muhiim ah oo ka dhacay Laascaanood

July 15, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Cali Yuusuf Cali-Xoosh, Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Aqalka Sare Senator C/laahi...

Guddiga Amniga ee Aqalka Sare oo tababar u furay howlwadeennada Hay’adaha Amniga

Guddiga Amniga ee Aqalka Sare oo tababar u furay howlwadeennada Hay’adaha Amniga

July 15, 2025
0

Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo qabanqaabiyay tababar loogu talagalay xoojinta fahamka guud...

Xuska afgembigii dhicisoobay ee Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho

Xuska afgembigii dhicisoobay ee Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho

July 15, 2025
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Axmed Macallin Fiqi, Taliyaha Ciidanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In