Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka oo jab xoogan ugu geystay Khawaarijta howlgal ka dhacay Waajid

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga Dalka oo jab xoogan ugu geystay Khawaarijta howlgal ka dhacay Waajid
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgal ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed  ka sameeyeen deegaano dhaca galbeedka degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa waxa ay ku dileen 25 ka mid ah khawaarijta, kuwaas oo isku diyaarinayey dhagarta shacabka Soomaaliyeed.

Khawaarijta la dilay 5 ka mid ah ayaa ahaa ajaanib qayb ka ahayd Maleeshiyaadka loo xilsaaray dhibaataynta Bulshada ku nool Gobolka Bakool.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha degmada Waajib Maxamed Macalin Yuusuf oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa u xaqiijyey dhimashada Maleeshiyaadka khawaarijta oo ay ku jiraan ajaanibta, isagoo intaas ku daray inay jiraan dhaawacyo dagaalka ka soo gaaray khawaarijta kuwaas oo ay goobta ka qaadeen.

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sii baacsanaya farxadka maleeshiyaadkii ku jabay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.

Previous Post

Ra’iisulwasaaraha XFS oo kulan la yeeshay madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka

Next Post

Wasiiru-dowlaha Qorsheynta XFS oo bogaadiyey dadaallada lagu xaliyay khilaafaadka Gobolka Gedo

Next Post
Wasiiru-dowlaha Qorsheynta XFS oo bogaadiyey dadaallada lagu xaliyay khilaafaadka Gobolka Gedo

Wasiiru-dowlaha Qorsheynta XFS oo bogaadiyey dadaallada lagu xaliyay khilaafaadka Gobolka Gedo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In