Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga dalka oo Kooxda Argagixisada Al-Shabaab ka Xoreeyay deegaanka Baar Sanguuni+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga dalka oo Kooxda Argagixisada Al-Shabaab ka Xoreeyay deegaanka Baar Sanguuni+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026

Ciidamada Xoogga dalka qeybra 43-aad ayaa Kooxda Nabadiid Al-Shabaab ka saaray degaanka Baar Sanguuri oo qiyaastii Magaalada kismaayo u jirta 45 km ee gobolka jubbada hoose.

Howlgalka Al-shabaab looga xureeyay Baar-sanguuri ayaa waxaa si wada jir ah u fuliyay ciidamada xoogga dalka qeybta 43aad, iyo ciidamada daraawiishta jubbaland

Taliyaha ciidanka xoogga qeybta 43Aad General Cismaaciil Saxardiid oo la hadlay idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay Kooxda Argagaxisada Al-shabaab ka saareen deegaanka Sanguuni ee Gobolka jubbada hoose

Howlgalka Al-shabaab looga xureeyay degaanka sanguuni ayaa waxaa ka qeyb qaatay diyaaro hero kabtar ah oo ay wadteen ciidamo u dhashay wadanka mareynkanka sidaasi waxaa inoo sheegay general saxardiid

Sidoo kale taliyaha qeybta 43aad ee Xoogga dalka Soomaaliya waxa uu sheegay in dagaalka lagu xureeyay deegaanka Sanguuni in Al-shabaab looga dilay 7-maleyshiyaad ah iyo 4 horjooge uu ka mid yahay horjoogihii Al-shabaab u qaabilsanaa deegaanka

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay gadiidka dagaalka oo ay lahaayeen Nabadiidka Al-shabaab kuwaasi oo taliye saxardiid uu ku sheegay labo gaadiid oo ah kuwa dagaalka

Ciidamada xoogga dalka soomaaliya ayaa mudooyinkii dambe kordhiyay howlgalada ka dhan ah Nabadiidka Al-shabaab ee dalka looga xureynayo

Generaal Saxardiid ayaa sheegay in deegaanada fara ku tiriska ay Al-Shabaab gacanta ku hayaan ku dhibaateeyaan dadka masaakiinta ah ee halkaasi ku sugan,iyagoo si xooga waxay heystaan ugu qaata.

SONNA.

Previous Post

Xubno Beesha caalamka oo uu hogaaminayo Michael Keating oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo booqday Xerada 21-aad ee Ciidanka Xooga Dalka

Next Post
Guddoomiye Taabit oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo oo booqday Xerada 21-aad ee Ciidanka Xooga Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

July 16, 2026
0

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah ee...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo Addis Ababa kaga qaybgalay Shirka Madasha Horumarinta Suuqyada Xoolo-dhaqatada Afrika

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo Addis Ababa kaga qaybgalay Shirka Madasha Horumarinta Suuqyada Xoolo-dhaqatada Afrika

July 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, ayaa magaalada Addis Ababa kaga qaybgalay Shirka Heer...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In