Ciidamada xogga dalka iyo kuwa deegaanka oo is kaashanaayo ayaa maanta Argagaixisada Alshabaab kala wareegay Deegaanada ka ah; Saydheelow, Buula Jadiid, Mataani, Uusli iyo Busley oo dhamaantooda ka tirsan Gobolka Baay.
Deegaanadaan ayaa horey gacanta ugu jiray khawaarijta Alshabaab oo ay ku dhibateen jireen shacabka Soomaaliyeed.
Ciidamada xogga dalka iyo kuwa xoreynta Koonfur Galbeed ayaana haatan ku sii jeeda deegaanka labaatan jirow oo ah Saldhiga ugu weyn ee Al shabaab ay ku leeyihiin Gobolka Baay.