Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka oo Maleeshiyaadka Al shabaab kala wareegey Deegaano ka tirsan Jubbada hoose

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga Dalka oo  Maleeshiyaadka Al shabaab kala wareegey Deegaano ka tirsan Jubbada hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidmada militiriga Soomaliya iyo kuwa Dowlad goboleedka jubbaland ayaa Howlgalo ka bilaabay qeybo kamid ah Gobolka Jubbada hoose Ciidamada ayaa la wareegay Deegaano hoos yimaada Degmada Jamaame ee Gobolka jubbada Hoose oo kamid ah Meelaha Maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab ay ka helaan dhaqalaha Deeganada  Kamid ah Degaanka Beeraha Caanka Ku ah ee Koban .Baarsanguni Aar aare, Wirkoy iyo Degaano kale oo Ku Dhow Magaalada Jamame.

Degaanka sanguuni ayaa waxa lagu Dilay 6 askari oo ka tirsan Maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab  waxana sido kale gacanta lagu dhigay Hub iyo Minooyin aad u tira Badan oo ay Rabeen in ay Ku dhibateeyaan Dadka Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Magaalada Jamame guud ahaanba Saaka way iskaga baxeen Maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab waxaa sido kale ay ka baxeen Degaano dhanka Waqooyi kaga beegan Magaalada Jamaame.

Ka bixitaanka Maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab  ee Jamame ayaa ka dambeysay ka dib markii Howlgaloka dhan ah Maleyshiyada Al shabaab  ay Ciidamada Dowlada Soomaaliya bilabeen waxana la filayaa in Sarakiishu Dhawan ka hadasho Qabashada Maagalada Jamaame oo ay surgal tahay in ay lawaregan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Previous Post

Ilaa 250 00 caruur ay ku jirto oo lagu dilay duqeymo ka dhacay Syria

Next Post

Mareykanka oo beeniyay in Gudaha Soomaaliya looga dilay Askari

Next Post
Mareykanka oo beeniyay in Gudaha Soomaaliya looga dilay Askari

Mareykanka oo beeniyay in Gudaha Soomaaliya looga dilay Askari

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In