Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada xoogga dalka oo qasaare ugu geystay maleeshiyada Al-Shabaab deegaanka Buulo Jadiid

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
-5 June 2016Ciidanka kumaandooska oo maleeshiyaad ku dilay deegaanka Beerxaani
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada xooggada dalka oo kaashanaya kuwa booliska gaarka ah ee Dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa howlgallo ka fuliyay deegaanka Buulo Jadiid oo qiyaastii 30 Km u jirta degmada Tiyegloow ee gobolka Bakool.

Howlgalka ayaa waxaa lagu bur buriyay fariisin ay maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Buulo Jadiid, halkaaso oo loogu geystay  qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac, iyadoo sidoo kale laga gubay gaadiid dagaal.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa ku soo waramay in maleeshiyada Al-Shabaab ay isaga baxeen deegaano kale oo hoos yimaada deegaanka Buulo Jadiid ee ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa booliska gaarka ah ka fuliyeen howlgalka.

Dhawaan ayay ahayd markii Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan uu shacabka ka codsaday inay xoojiyaan la shaqeynta laamaha amniga, maadaama ay bilaabayaan howlgallo ka dhan ah haraadiga Al-Shabaab.

Previous Post

Wasiirka Amniga “Weerarkii Halgan waxaa lagu dilay 240 ka tirsan Al-Shabaab” DHAGEYSO

Next Post

Dad danyar ah oo loo sameeyay qaliin indho fiiqid iyo baaritaanno caafimaad “SAWIRRO”

Next Post
Dad danyar ah oo loo sameeyay qaliin indho fiiqid iyo baaritaanno caafimaad “SAWIRRO”

Dad danyar ah oo loo sameeyay qaliin indho fiiqid iyo baaritaanno caafimaad "SAWIRRO"

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In