Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dad danyar ah oo loo sameeyay qaliin indho fiiqid iyo baaritaanno caafimaad “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Dad danyar ah oo loo sameeyay qaliin indho fiiqid iyo baaritaanno caafimaad “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku dhawaad 50  ruux  oo dan yer ah kuna nool degmada Xamar wayne ayaa manata  loogu sameeyay xarunta degmadda  qaliin iyo baaritaanno indho fiiqid  lacag la’aan kaasi ay u fuliyeen  Hay’adda Horn Afric save vision, oo ka shaqeyso  taaguleynta dadka danta yar kuwa la xanuunsanaya  indhaha, iyadoo  goobta indha fiiqista iyo baarista lacag la’aanta  uu  goobjoog ka ahaa  maamulka Degmada Xamareyne,

Mashruucan la dagaallanka indha fiiqista iyo baarista indhaha  ee lacag la’aanta ah ayaa waxaa  fuliyay dhaqaatiir Soomaaliyeed oo uu ka mid ahaa Dr, Maxmaed Amiin Cumar, iyagoo baaraya dadka ka xanuunsan indhaha.

Related posts

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026

Dr  Axmed  Maxamed  Cali oo ah guddoomiyaha , Mu’asasda  Horn Afric save vision ayaa sheegay in ay farxad u tahay maanta in degmada Xamar weyne ay ka fuliyaan mashruucan indho fiiqista ah.

“Mashruucan la dagaalanka indhaha, waxaa maanta ka furaynaa degmada Xamarweyna,waxaana  dadka  aan  u smaeyn doona , qaliin iyo baaritaanno indho qiifis ah, waxaana  jaclahay in Soomaaliya oo dhan inaa ka fulino,  mashuuracan  guud ahaan dalkeena ,anigoo dadka aan  danta yer ah , aan  u smaeyno ku dhawaad 3,000 kun oo ruux, ah” ayuu yiri Dr Axmed.

Guddoomiyaha Degmadda Xamrweyne  Cabdiqaadir Maxmaed Cabdiqaadir, ayaa  u mahadceliyay dhaqaatirika  fulineyso qaliinka indho fiiqista iyo baaritaanka lacag la’aanta ah,

“Waan  u mahadcinayaa, dhamaan dhaqaatiirta,  dadka ku nool degmada Xamarweyna waxaan uga baaqayaa in ay ka faa’iideystaan  mashruuca ,waxaa jira dad aan  awoodin inuu dhaqtar tagi karo. marka kuwa aan awoodin ayaan u rajeynaa inay ka faa’iideysan doonaan” ayuu yiri Guddoomiyaha Degmada Xamar weyne.

Qaar ka mid ah dadkii loo sameyay qaliinka indhaha iyo baarista lacag la’aanta ah ayaa  ku tilmaamay inay tahay mid lagu farxo.

vlcsnap-2016-06-09-15h40m39s14 vlcsnap-2016-06-09-16h12m03s204 vlcsnap-2016-06-09-16h12m34s252 vlcsnap-2016-06-09-16h12m46s119 vlcsnap-2016-06-09-16h13m09s63 vlcsnap-2016-06-09-16h13m19s159 vlcsnap-2016-06-09-16h13m27s241 vlcsnap-2016-06-09-16h13m41s128 vlcsnap-2016-06-09-16h13m57s36 vlcsnap-2016-06-09-16h14m07s129 vlcsnap-2016-06-09-16h14m20s6 vlcsnap-2016-06-09-16h14m28s82 vlcsnap-2016-06-09-16h14m40s206

Previous Post

Ciidamada xoogga dalka oo qasaare ugu geystay maleeshiyada Al-Shabaab deegaanka Buulo Jadiid

Next Post

Madaxweynaha: “Jabka xooggan ee loo geystey Al Shabaab waa guul u soo hooyatey shacabka Soomaaliyeed ee nabadda jecel”

Next Post
Madaxweynaha: “Jabka xooggan ee loo geystey Al Shabaab waa guul u soo hooyatey shacabka Soomaaliyeed ee nabadda jecel”

Madaxweynaha: “Jabka xooggan ee loo geystey Al Shabaab waa guul u soo hooyatey shacabka Soomaaliyeed ee nabadda jecel”

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

August 31, 2026
0

Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In