Tuesday, January 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka Oo Shabeelaha Hoose Ku Dilay Horjoogihii Shabaab Degmada Kuntuwaarey iyo Deegaannada Hoosyimaada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga Dalka Oo Shabeelaha Hoose Ku Dilay Horjoogihii Shabaab Degmada Kuntuwaarey iyo Deegaannada Hoosyimaada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa meel u dhow Deegaanka gowlweyn ee gobolka Shabeelaha hoose ku dilay horjoogiihi maleeshiyaadka Al Shabaab ee degmada Kuntuwaarey Ibraahim Fiiley kaddib howlgalo ay ka sameeyeen ciidamada halkaasi.

Ciidamada ย Xoogga Dalka ayaa horjoogahaasi ku dilay Deegaanka Maduurow oo dhanka galbeed 10km ka xigta deegaanka golweyn ee gobolka shabeelaha hoose xili ay ku guda jireen howlaha dalka ay u hayaan ciidankaasi, waxaana horjoogahaasi la dhintay 3 ka mid ah ilaaladiisa oo ka tirsanaa Argagaxisada Al Shabaab.

Related posts

๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐›๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ญ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐š๐ญ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐

January 27, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caddaaladda oo war ka soo saartay hannaanka dib u eegista Dastuurka

January 27, 2026

Taliayah ururka labaad ย guutada 3-aad ee ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ย Gaashaanle dhexe Xasan Maxamed Abuukar Xasan Jaamici oo goor dhaweyd qadka teleefoonka ugu waramay Radio Muqdisho ayaa xaqiijiyay howlgalkaasi lagu qaarijiyay horjoogihii Shabaab ee Degmada kuntuwaarey iyo deegaannada hoos yimaada oo buula mareer ay qeyb ka tahay, isagoo sheegay in Ciidamada ay ku guuleysteen howlgalkii ay sameeyeen ayna ku dileen horjoogahaasi iyo sedex ka mid ahaa maleeshiyaadka Shabaab.

Ibraahim Fiileyย  ayaa Kooxda Argagaxisada Al Shabaab u qaabilsanaa degmada Kuntuwaarey ee gobolka shabeelaha hoose, iyadoo lagu xusuusto dhibaatooyin fara badan oo u geysan jiray dadka ku dhaqan degmadaasi iyo deegaannada hoos yimaada, kuwaa oo uu baad joogta ka qaadan jiray, waxaana uu ka mid ahaa maleeshiyaadkii Degmada Buula mareer kula dagaalamay Ciidamada Faransiiska ah ee kal hore ka dagay kuwaa oo doonayay in ay soo furtaan muwaadin u dhashay Dalka France oo uu isagu ku hayay deegaankaasi.

Previous Post

Dhalinyarada SYL II oo bandhig ballaaran oo Fantasiyo ah ku soo bandhigay Garoonka Ex Luujino “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐›๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ญ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐š๐ญ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐

๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐›๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ญ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐š๐ญ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐

January 27, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Cumar, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caddaaladda oo war ka soo saartay hannaanka dib u eegista Dastuurka

January 27, 2026
0

Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ka jawaabeysaa hadallo dhawaan ay jeediyeen qaar ka mid...

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS oo soo dhaweeyey wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Gaadiidka iyo Kaabayaasha Turkiga

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS oo soo dhaweeyey wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Gaadiidka iyo Kaabayaasha Turkiga

January 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Dhucle ayaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magalaada...

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad XFS oo daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista xaaladda Beniโ€™aadannimo ee dalka

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad XFS oo daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista xaaladda Beniโ€™aadannimo ee dalka

January 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad eeXukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane JibrilCabdirashiid Xaaji ayaa si rasmi ah u daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In