Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal amni xaqiijin ah waxay ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal amni xaqiijin ah waxay ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Idman Yahye by Idman Yahye
2 years ago
in Wararka
0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal amni xaqiijin ah waxay ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada Dhexe.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal amni xaqiijin ah waxay ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Howlgalkan oo ujeedjiisu ahaa xaqiijinta Amniga ayaa Ciidamada meelaha ay ka sameeyeen waxaa ka mid ah tuulooyinka u dhow jiinka wabigga halkaas oo mararka qaarkood ay dhibaatooyin ka gaysan jireen Khawaarijta.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xidigle. Aadaan Abubakar oo hogaaminayey howlgaalkaan ayaa Radio muqdisho wuxuu u sheegay in Tuulooyinkii ay tageen ay kula kulmeen dadka beeraleyda ah  ayna ka waraysteen xaaladaha ay ku sugan yihiin tan iyo markii khawaarijta laga xoreeyey.

Howlgalada nuucaan ah ayaa laga sameeyeen dhammaan deegaanadii laga xoreeyey khawaarijta si looga hortago Qatartooda .

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo daahfuray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo sanadkii labaad lagu qabanayo dalka

Next Post

Howlgal ka dhan ah khawaarijta oo ka dhacay degaanno hoostaga Xarardheere.

Next Post
Howlgal ka dhan ah khawaarijta oo ka dhacay degaanno hoostaga Xarardheere.

Howlgal ka dhan ah khawaarijta oo ka dhacay degaanno hoostaga Xarardheere.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In