Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo La Wareegay Deegaanno Hoos Yimaada Ceel Buur

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo La Wareegay Deegaanno Hoos Yimaada Ceel  Buur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii la soo dhaafay ayaa ka ceyriyay maleeshiyaadka argagaxisada Al shabaab deegaano hoos yimaada degmada ceel buur ee gobolka galgaduud oo ay dadka ku dhibaateyn jireen.

Ciidamada oo ay ka muuqato feejignaan dheeri ah ayaa duulaan qorsheysan ku qaaday deegaanadaasi taasi oo qeyb ka ah ka xoreynta cadowga Al Shabaab ee deegaanada dadka ay ku dhibaateeyaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha degmada Ceel buur ee gobolka Galgaduud  Cabdi Xasan Cige oo la hadlay Raadiyaha Codka Ciidamada Qalabka Sida ayaa faah faahin ka bixiyay arrimahaasi, isagoo sheegay in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay ku guuleysteen argagaxisada laga xoreeyo deegaanno hoos yimaada degmadaasi kaddib howlgal ay sameeyeen.

Waayihii ugu dambeeyay ayaa ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed waxa ay ku mashquulsanaayeen fulinta howlgalo xoreyn ah oo dadka Soomaaliyeed ay mahdiyeen islamarkaana cadowga ku qasbay in ay fashilmaan awood ahaan.

Previous Post

Ogeysiis ku socda ururada bulshada iyo saxaafadda madaxa banaan

Next Post

Doorashada Xubanaha Golaha Deegaanka Dagmada Galkacyo oo Lasoo Gaba Gabeeyaya “ Sawiro”

Next Post
Doorashada Xubanaha Golaha Deegaanka Dagmada Galkacyo oo Lasoo Gaba Gabeeyaya “ Sawiro”

Doorashada Xubanaha Golaha Deegaanka Dagmada Galkacyo oo Lasoo Gaba Gabeeyaya “ Sawiro”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In