Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo La Wareegay Deegaano Hor Leh Oo U Dhexeeya Beledweyne Iyo Bula Burde

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidanka XDS oo howlgallo kula wareegay deegaanno ka tirsan galbeedka gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka xiligan naga soo gaaraya Qaybo ka mid ah deegaannada howlgalladu ka socdaan ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in saacadihii aynu soo dhaafnay ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Iyo AMISOM Maleeshiyaadka UGUS dagaal ku dhaxmaray deegaanka Nuur-fanax oo qiyaastii 45-km u jirta Magaalada Beledweyne.

Sooma jeestayaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa cagta mariyay deegaano fara badan oo ka tirsan deegaanada ku teetsan inta u dhexeysa Bula burde, iyo Beledweyn, iyadoo maleeshiyaadkii laga ceyriyay deegaanadaasi aan la ogeyn hal jaan iyo cirib ay dhigeen.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa howlgalka midowgga Africa AMISOM oo labo cisho ka hor ka ruqaasaday saldhigyada ay ku leeyihiin magaalada Beledweyne, ayaa ku sii jeeda fariisimaha Argagaxisada Al-shabaab ee wadada isku xirta Beledweyne iyo Buula-burte.

Guulaha Isdaba jooga Ah ay gaarayaan sooma jeestayaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ka dhigan baaba’a Kooxda Gumaadka Umadda Soomaaliyeed ee UGUS iyo sida aysan ugu babac dhigi karin awoodooda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Shirka Golaha Wasiirada Ee Maanta Oo Looga Hadlay Arrimo Kale Duwan Oo Amniga Qeyb Ka Yahay

Next Post
Shirka Golaha Wasiirada Ee Maanta Oo Looga Hadlay Arrimo Kale Duwan Oo Amniga Qeyb Ka Yahay

Shirka Golaha Wasiirada Ee Maanta Oo Looga Hadlay Arrimo Kale Duwan Oo Amniga Qeyb Ka Yahay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In