Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo saaka la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo saaka la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka  saaka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ee bartamaha Dalka kana mid ah deegaanaad hoos yimaada Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeele ayaa sheegaya in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed la wareegeen deegaano ka tisan Gobolkaasi oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka  Argagixisada Al shabaab.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo aroornimadii hore ee saak qaaday howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka Argagixisada Al shabaab waxayna ku qabsadeen deegaanka moqokori ee Hiiraan ka tirsan iyadoo saaka ay xusid mudan tahay in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Related posts

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026

Deegaanka moqokori ee Gobolka Hiraan ayaa ka mid ahaa deegaanada maleeshiyaadka Al shabaab ku sugnaayeen hasa yeeshee xalay ayay iskaga baxeen nabad diidkii Al shabaab ka dib markii ay ka Cidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed dhaq dhaqaayo Ciidan ka sameeyeen Gobolka Hiraan kaasoo ku aadan sidii Dalka  looga saari lahaan maleeshiyaadka Argagixisada nabad diidka ee Al shabaab.

Previous Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Norway oo wada dhaqaale Ururin

Next Post

Faah faahin ka soo baxaysa qaraxyo is xig xiga oo ka dhacay Dalka Indonesia

Next Post
Faah faahin ka soo baxaysa qaraxyo is xig xiga oo ka dhacay Dalka Indonesia

Faah faahin ka soo baxaysa qaraxyo is xig xiga oo ka dhacay Dalka Indonesia

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In