Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada  Xoogga iyo kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed oo Ceelberde gaaray

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ciidamada  Xoogga iyo kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed oo Ceelberde gaaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamo isugu jira xooga dalka iyo daraawiishta Koonfur Galbeed Soomaaaliya oo gaaray degmada Ceelberde gobolka Bakool.

Degmada Ceelberde Gobolka Bakool waxa ka socda diyaargarow cadowga argagaxisada Al-Shabaab looga xureynayo deegaanada gobolka Bakool oo 10 sano ka hor jid gooyo ku sameeyey.

Ceelbarde maanta waxa ku soo degey ciidamo dhowaan tababar uga soo dhamaaday magaalada baydhabo ee caasimada ku meelgaarka dowlad goboleedka koonfur galbeed oo aad u hubeysan kana yimid magaalada waajid waxay qeyb ka noqonayaan howgalka maleeshiyaadka shabaab looga sifeynayo gobolka.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Abaanduulaha ururka 175-aad guutada sagaalaad Maxamed Cali Xasan Maanay oo isaga iyo saraakiil ka tirsan guutada 9-aad qeybta 60-aad ciidanka xooga dalka ee gobolka bakool ciidamada soo dhoweeyey ayaa ka warbixiyey ciidamada ceelberde ku soo dhoweeyeen iyo sida ugu diyaar garoobeen ladagaalanka cadowga shabaab.

Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tol ayaa soo dhoweyn iyo dardaaran u jeediyey ciidamada ku soo biirey ciidamadii horey uga sugnaa magaalada Ceelberde.

Warbixintan waxaa qoray: Abdulkadir Isse

Previous Post

Askar booliis ah oo Cadaado tababar loogu soo xiray “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Arrimaha Guddaha oo kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Heya’adda Nadra

Next Post
Wasiirka Arrimaha Guddaha oo kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Heya’adda Nadra

Wasiirka Arrimaha Guddaha oo kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Heya’adda Nadra

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In