Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada xoogga oo suurtagaliyay in Gawaari u rarnaa Ganacsato ay si nabad ah u gaaraan Xudur

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Ciidamada xoogga oo suurtagaliyay in Gawaari u rarnaa Ganacsato ay si nabad ah u gaaraan  Xudur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gawaari nooca xamuulka ah oo u rarnaa ganacsato, isla markaana xayirnaa in muddo ah, ayaa gaaray Magaalada Xuddur ka dib howlgallo miino sifeyn ah oo ciidamada xoogga dalka ee gobolka Bakool ay ka sameeyeen waddada isku xirta Quracjoome iyo Xuddur.

Ciidamada xooga dalka guutada 9 aad qeybta 60 aad ee gobolka Bakool ayaa howlgal ay ku xaqiijinayaan ammaanka waddada ku saneeyey taas oo shacabka ku dhiiragelisey in si kalsooni ah waddada ku maraan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Taliyaha Ururka 51 aad guutada 9 aad gobolka Bakool Deerow Macalin Cabdi ayaa sheegey u jeedada howgalkooda inuu ahaa badbaadinta nafta iyo hantida shacabka,wuxuuna intaasi ku daray in naftooda ay u hurayaan ilaalinta karaamada shacabka soomaaliyeed.

Labo maalin ka hor ayeey aheyd markii aa maleeshiyada Al-shabaab ay waddada geliyeen miino waxyeello gaarsiiyay dad shacab ah waxana arintaasi ay abuurtay  baqdin laga qabo isticmaala waddooyinka mara meelaha shabaabka ku dhuumaaleystaan.

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha Dowladda QM Aqoonsan Tahay ee Libya oo Iscasilayo

Next Post

Roob Sababay Khasaaro dhimasho iyo Burbur hantiyadeed oo ka da’ay Puntland

Next Post
Roob Sababay Khasaaro dhimasho iyo Burbur hantiyadeed oo ka da’ay Puntland

Roob Sababay Khasaaro dhimasho iyo Burbur hantiyadeed oo ka da'ay Puntland

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In