Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM oo kaabiga ku haya Aadan Yabaal

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM oo raashin gaarsiiyay Buulo-barde
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cutubyo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa qarka u saran inay la wareegaan degmada Aadan Yabaal, kadib markii ay halkaasi isaga carareen maleeshiyada Al-Shabaab.

Guddoomiyaha degmada Aadan Yabaal, Maxamuud Sheekh Xasan oo la hadlay Wakaaladda SONNA ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay kaabiga ku hayaan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabellada Dhexe, waxaana ay ciidamada iminka howlgallo ka wadaan nawaaxiga degmada, si looga hortago dhagarta ay maleegayaan Al-Shabaab.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Tan iyo markii ciidamada xoogga dalka ay bilaabeen howlgalo ka dhan ah haraadiga Al-Shabaab waxaa isa soo tarayay qasaaraha loo geysanayo firxadka Shabaab, iyadoo dhawaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay lix ka tirsan horjoogayaasha Al-Shabaab ku dileen Janaale iyo leego oo ka wada tirsan gobolka Shabeelaha Hoose, kuwaasi oo labo ka mid ah ay ahaayeen ajaanib u kala dhalatay dalalka Yemen iyo Kenya.

 

Previous Post

Kulan Alle bari ah oo lagu qabtay Muqdisho iyo baaq loo jeediyay shacabka

Next Post

Ra’iisul Wasaare Cumar oo la hadlay Ardeyda Jaamacadda Bariga Afrika ee Garowe “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Cumar oo la hadlay Ardeyda Jaamacadda Bariga Afrika ee Garowe “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Cumar oo la hadlay Ardeyda Jaamacadda Bariga Afrika ee Garowe "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In