Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamadd Qalabka sida oo Howlgallo ka Sameeyay Baladweyn

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidammadda AMISOM iyo kuwa Dowladda oo lawareegay Leego
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgallo lagu xaqiijinayo Ammaanka waxa ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan Gobolka Hiiraan,iyadoo Howlgalladaas lagu soo qab qabtay ku dhawaad “10” Toban Dhallinyaro ah iyo Hubkii ay wateen.

Howlgalkaan oo blilaawday aroortii hore ee saaka xilli ay san dad weynaha kasoo bixin xaafadahooda ayaa waxaa fulinayay ciidamadda qalabka sida ee dowladda Soomaaliya  ee kusugan Magaalada Baladweyn Howlgalka oo laga fuliyay xaafadaha ay ka koobantahay xaafadda Ogtoobar ee Magaalada baladweyn ciidamada ayaa sidoo kale waxa ay guri  guri u baareen  dhammaan xaafada Ogtoobar.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

korneelTawane Axmed Gureey Taliyaha Guutada 10 naad ee ciidanka Xoogga dalka ayaa kawar bixiyay Howlgalladii ciidamadda dowladda  waa Barigii saakay ay ka sameeyeen Xaafadda Ogtoobar ee magaalada Baladweyn isagoo sheegay inay Ku soo qab qabteen Dhallinyaro looga shakiyay kooxda Alshabaab.

TaliyeTawane  ayaa sheegay inay soo qab qabteen Rag haystay hub sharcidarro ah  sidoo kale waxa uu uga digay bulshada kunool magaalada Baladweyn in ay qaadan hubka sharci darrada ah  iyo gaadiidka isticmaala muraayadada modowga ah ee beensalka looyaqaanno   haddii ay  a waamirtaas dadku qaadan waayaan waxa uu sheegay in Tallaabo sharci ah laga qaadi doono.

“Waxaan Howgalladaas ay ahaayeen kuwo kadis ah, waxaana ku soo qab qabanay dhallinyaro looga shakiyay inay ka dambeeyeen dilal horey magaalada loogu geystay Nabaddoonno iyo Ciidammo” ayuu yiri    Taliyaha guutada Tobanaad ee Ciidanka qalabka Sida ee Magaalada Baladweyn.

 

 

 

Previous Post

Madaxweynaha: ‘’Dib u soo nooleynta Akademiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta waxay ku fadhidaa micno taariikhi ah’ “SAWIRRO”

Next Post

Hay’adda Relieve oo Xarun lagu Tababari Doono Wariyaasha Muqdisho ka furtay

Next Post
Hay’adda Relieve oo Xarun lagu Tababari Doono Wariyaasha Muqdisho ka furtay

Hay'adda Relieve oo Xarun lagu Tababari Doono Wariyaasha Muqdisho ka furtay

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In