Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidammada Ammaanka oo ku guleeystay in ay joojiyaan Dagaaladii ka socday duleedka Kismaayo

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Ciidammada Ammaanka oo ku guleeystay in ay joojiyaan Dagaaladii ka socday duleedka Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dagaal Beleedkan oo maalmahii la soo dhaafay ka socday deegaanada Fuuma, Kooyaamo iyo Jiiroole oo qiyaastii 50 Km dhanka galbeedka uga beegan magaalada Kismaayo, ayaay Ciidamada Amaanka ku guleeysteen in ay kala dhexgalaan oo ay joojiyaan.

Dagaalkan oo sanadahii la soo dhaafay kusoo noqnoqonayay deegaanadaasi, ayaa sida la sheegay waxaa uu ku qotomaan sheegashada lahaanshaha dhul deegaan ah oo halkaasi ku yaalla, oo labada beeloodba ay sheeganayaan.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Waxaa socota qabanqaabo ay halkaasi uga socdaalayaan Odayaal iyo wax garadka degaanka, kuwaasi oo ku wajahan degaanadii ay Dagaalada ka dhaceen si Beelahii ku dagaalamay ay Nabad waarta u kala dhax dhigaan.

Previous Post

Tuniisiya oo Xayiraadda Muwaadiniinteeda u adeegsanaysa Robot casri ah sababo la xariira ka hortaga Cudurka COVID 19

Next Post

Madaxweynaha dowladd Goboleedka Galmudug oo gaaray deegaanada Huurshe iyo Xeraale  ee Gobolka Galgaduud

Next Post
Madaxweynaha dowladd Goboleedka Galmudug oo gaaray deegaanada Huurshe iyo Xeraale  ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha dowladd Goboleedka Galmudug oo gaaray deegaanada Huurshe iyo Xeraale  ee Gobolka Galgaduud

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In