Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidammadda AMISOM iyo kuwa Dowladda oo ku wajahan deegaanka leego

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidammadda AMISOM iyo kuwa Dowladda oo ku wajahan deegaanka leego
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Cabduqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa sheegay in kooxda UGUS ay weerar ku soo qaadeen saldhigga Ciidammadda AMISOM ee Deegaanka LEEGO ee Gobolka Shabeellaha Hoose, islamarkaan kooxda UGUS u jeedkii ay ka lahaayeen weerarkaas ay gaarin.

“Deeganka LEEGO shalay waxaa weerar ku soo qaaday kooxda UGUS xilli saxuurta kaddib gaari ismiidaamin ah ayey ku soo galeen kaddib tacshiirad ayaa ka billaabatay goobta Ciidammadda walaaleheenna Burundi ayaa  dhibaato ka soo gaartay” ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Guddoomiye Siidii ayaa sheegay in Arrintaas tallaabo deg-deg ah loo qaadi doono, islamarkaana Ciidammadda Xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ay wadaan dhaq-dhaqaaq xooggan oo ku aaddan sidii loo qaadi lahaa tallaabooyin looga jawaabayo weerarkii argagixisada ay ku qaadeen Saldhigga Ciidammada AMISOM Deegaanka LEEGO ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Dhanka kale Guddoomiyaha ayaa intaa raaciyay in meelkasta oo ay Tagaan kooxda UGUS  ay ka hari doonin  isla markaana goob walba ay la gali doonaan Ciidammada si loo cirib tiro awoodda sii dhamaanaysa ee argagixisada UGUS.

Kooxda UGUS ayaa shalay xilli laysku diyaarinayo salaadda subax waxa ay weerar bahalnimo ah oo qarsoon ku soo qaadeen saldhigga Ciidammada AMISOM ee Deegaanka LEEGO  ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Next Post

Musharax Mideeye oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalmaha xoriyadda

Next Post
Musharax Mideeye oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalmaha xoriyadda

Musharax Mideeye oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalmaha xoriyadda

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In