Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidammada Hay’ada NISA oo xalay saldhigga Baar dheere weerar ka fuliyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo ka qeybgalaya caleema saarka madaxda maamulka Galmudug.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan hay’ada sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu soo waramayaa in xalay ay weerar la qorsheeyay ku qaadeen saldhigga booliska iyo xarunta degmada Baar dheere ee gobolka Gedo, halkaas oo ay ku sugnaayeen maleyshiyaad iyo horjoogayaal ka tirsan kooxda argagixisada ah ee UGUS .

Wararka qaar ayaa waxaa ay sheegayaan in xiliga ciidanku fuliyeen howlgalka uu u socday shir horjoogayaasha Kooxda UGUS isla markaana halkii ay ku shirsanaayeen ay ciidanku ugu tageen, khasaare badan in uu halkaa ku gaaray kooxda ayaa la soo sheegayaa walow aan si rasmi ah loo xaqiijin tirada dhabta ah .

Related posts

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026

Afhayeenka wasaaradda amniga gudaha Maxamed Yuusuf Cismaan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay weerarkaas iyo qaabka loo fuliyay waxaana uu xusay in ciidanku ay guul weyn ka soo gaareen weerarkii qorsheysnaa ee ay ku qaadeen saldhiga iyo xarunta degmada Baar dheere isla markaana iyagoo nabad qaba ay ka soo laabteen, waxaana uu intaa ku daray afhayeenka in howlgalkani uu qayb ka yahay howlgalo balaaran oo ay bilaabeen ciidammada amaanka Soomaaliya.

Wararka aanu ka helnay saaka dadka degaanka ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay ay maqlayeen qaraxyo iyo rasaas xoog leh oo ka socota xarumaha kooxda UGUS ay fariisinka ku lahaayeen isla markaana saaka ay xiran yihiin goobihii la weeraray oo aan loo ogoleyn dadka shacabka ah in ay ag maraan .

Previous Post

Gudoomiyaha baarlamaanka oo ku wajahan Cadaado

Next Post

Dhagayso warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhagayso warka Subax ee Radio Muqdisho

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
0

Madaxa xafiiska arrimaha Xajka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS, Dr. Khadar Xaaji Daahir, ayaa ka warbixiyay heshiis cusub...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In