Sunday, November 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed oo tababar loogu soo xiray dalka Jabuuti

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka amniga gudaha iyo taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed.

Tababarkan Jabuuti loogu soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo socday muddo Sadex Bilood ah ayaa lagu baranayay ilaalinta madaxda dowladda ka hortagga dibadbaxyada,ย  sida loo baaro meydadka la garan waayo cidda dilkooda ka dambeyso iyo sida askarigu nafsaddiisa u badbaadiyo.

Related posts

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

November 7, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026

Ciidamadan booliiska ah ayaa dhoolatus iyo gaadda ka ciyaar ku soo bandhigay dugsigii tababarka ay ku qaateen oo ku yaala dalka Jabuuti.

Munaasabaddi tababarka loogu soo xirayay ciidamadaasi ayaa waxaa ka hadlay taliyaha ciidanka Booliiska Jabuuti Col. Cabdullaahi Cabdi Faarax oo sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu arko ciidamo Soomaali ah oo tababar ย ku qaatay dalka Jabuuti.

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo isna ka hadlay munaasabaddaasi ayaa ciidanka ku baraarujiyay in sababta loo soo tababaray ay tahay iney ka hortagaan falalka amnidarrada ah ee dalkeenna ka jira, isagoo kula dardaarmay iney la yimaadaan dulqaad badan iyo karti dheeraad ah.

Wasiirka Amniga gudaha mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo munaasabadda ka hadlay ayaa uga mahadceliyay dowladaha Talyaaniga iyo Jabuuti tababarkan ay siiyeen ciidamadan ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed.

โ€œCiidanku waa inuu leeyahay akhlaaq, ciidanku waa inuu yahay saaxiibka shacabka gaar ahaan booliiska marka laga hadlayo, waa ciidankii laga sugayay iney sugaan amniga waxaan idinkula dar daarmayaa inaad noqotaan ciidan ay shacabku ku hirtaanโ€ Ayu yiri wasiirka amniga gudaha oo la hadlay ciidamada tababarka loogu soo xiray dalka Jabuuti.

111 boolis-2 boolis-3 boolis-4 (1) boolis-4 boolis-5

Previous Post

Madaxweynaha J. F.S. oo shirkadaha ganacsiga ugu baaqay ineey maalgeliyaan nidaamka dowladda

Next Post

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo looga hadlay xaaladda dadka Soomaaliyeed ee ka soo laabanaya dalka Yemen

Next Post

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo looga hadlay xaaladda dadka Soomaaliyeed ee ka soo laabanaya dalka Yemen

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

November 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan...

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BFS OO KA QEYB GALAY CALEEMA-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BFS OO KA QEYB GALAY CALEEMA-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐š๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐ž ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง (๐‡๐š๐ฅ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ)

November 4, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In