Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Bashiir Cabdi Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa halkaasi uga qaybgalay tababarka ay ciidamada Karanbinyeeriga Talyaaniga ay siiyaan Saraakiisha iyo Saraakiil Xigeenka Ciidanka , iyadoo lala kaashanaayo Ciidamada Boliiska Dalka Jabuuti, waxaana halkaasi tababbar loogu soo gabo gabeeyay cutubyo ka tirsan ciidanka booliska ee dalalka Jabuuti iyo Soomaaliya oo si wada jir ah loo siiyay tababbarka.Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...














































