Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Bashiir Cabdi Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa halkaasi uga qaybgalay tababarka ay ciidamada Karanbinyeeriga Talyaaniga ay siiyaan Saraakiisha iyo Saraakiil Xigeenka Ciidanka , iyadoo lala kaashanaayo Ciidamada Boliiska Dalka Jabuuti, waxaana halkaasi tababbar loogu soo gabo gabeeyay cutubyo ka tirsan ciidanka booliska ee dalalka Jabuuti iyo Soomaaliya oo si wada jir ah loo siiyay tababbarka.Hay’adda SoDMA oo agab muhiim ah guddoonsiisay bulshada Beladweyne
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...














































