Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Amaanka maamulka Koofur Galbeed oo Gacanta ku dhigay dhaqar qabe dil geystay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Weerar Kooxda UGUS ay Ku Qaadeen Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Ee Beydhabo Oo Ciidamada ay Fashiliyeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Hub kadhigista iyo Dhaqan celinta Maleeshiyaadka ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Xasan  Xuseen oo la hadlayey  warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ciidanka amaanka ay u suura gashay in ay gacanta kusoo dhigeen dhagar qabe xalay dil ka geystay Magaalada Baydhabo.

Wasiirka ayaa sheegay in ninka dilka geystay la qabtay isla waqtigii uu dilka geystay asago oo aan aad uga fogaan  goobta uu dilka ku geystay waxaana uu xusay in ruux uu dilay ay ahayd Haweeney Ganacsato ahayd.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka ayaa sheegay in ciidanka amaanka ay u diyaarsan yihiin baacsiga kooxaha nabad diidka ah ee falalka amni daro ka geysto Meelaha uu maamulka ka taliyo.

Wasiirka ayaa sheegay in ciidanka Amaanka ay aad u xoojinayaan amniga guud ahaan Deegaanada ay ka arimiyaan asaga oo xusay in ay dhawaan ka sifeyn doonaan Gobolada koofur galbeed kooxda nabada iyo deganaanta u diiday Bulshada Soomaaliyeed ee Al-shabaab.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Maamulka Ahlu Suna Waljamaaca oo Sheegay in Ciidankooda ay ku biirin doonaa Ciidanka Xooga Dalka.

Next Post
Maamulka Ahlu Suna Waljamaaca oo Sheegay in Ciidankooda ay ku biirin doonaa Ciidanka Xooga Dalka.

Maamulka Ahlu Suna Waljamaaca oo Sheegay in Ciidankooda ay ku biirin doonaa Ciidanka Xooga Dalka.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In