Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka amniga oo ku guuleystay inay fur furaan waxyaabo qarxo oo macmal ah “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ciidanka amniga oo ku guuleystay inay fur furaan waxyaabo qarxo oo macmal ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka booliska iyo Nabad Sugidda oo heegan buuxa ku jiray maalmihii la soo dhaafay ayaa maanta ku guuleystay in ay qarxiyeen waxyaabo macmal ah oo la doonayay in lagu qal qal geliyo amniga caasimadda.

Ciidamada oo si weyn u adkeeyay amniga degmooyinka Gobolka Benaadir ayaa waxa ay gaaf wareeegeen waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo dadweynuhu ay aad ugu riyaaqeen howsha adag ee ay ciidamadu qabteen.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Goobta shirka uu ka dhacay maanta ayaa waxaa amniga sugayay ciidamo boolis oo si gaar ah u tababaran, waxaana ciidamadu ay howgallo kala ka sameyeen xaafado ka mid ah Muqdisho halkaasi oo ay ku fur fureen waxyaabo macmal ah oo la doonayay in lagu qal qal geliyo amniga.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Qaranka ee Soomaaliya Maxamed Yuusuf Cismaan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ciidamadu ay ku guuleysteen in ay furaan waxyaabo macmal ah oo Nabadgelyada lagu qal qal gelin rabay, waxaana uu intaa raaciyay in qaarkood la qarxiyay, iyadoo aan wax dhibaato ah geysanin, isla markaana uu shirka ku soo gabo gaboobay si Nabadgelyo ah.

Afhayeenka ayaa uga mahadceliyay shacabka Soomaaliyeed sida ay ula shaqeeyaan hay’adaha amniga, isagoo ka codsaday in ay sii xoojiyaan la shaqeynta hay’adaha ammaanka, si looga hortago falalka ay maleegayaan dhagar qabeyaasha Shabaab.

DSC01235

DSC01236

DSC01237

DSC01238

DSC01239

DSC01240

DSC01241

DSC01242

Previous Post

Wasiirada Arrimaha dibadda ee IGAD oo si nabadgelyo ah uga dhoofay dalka

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In