Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Booliska Gobolka Bari Oo Gubay Maandooriyeyaal

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Booliska Gobolka Bari Oo Gubay Maandooriyeyaal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Booliiska Gobolka Bari ayaa goob fagaaro ah ku gubay maandooriye isugu jira khamri iyo xashiish oo dhawaan ay soo qabteen Ciidamada Booliska kadib markii Sabtidiii howlgalo ay ka sameeyeen Magaalada Bosaaso.

Sidoo kale eedeysanayaasha lagu qabtay ka ganacsiga Maandooriyahan ayay xukuno kala duwan ku riday Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Bari

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Goobta lagu gubayay maandooriyahan waxaa goobjoog ka ahaa Taliyaha qeybta Booliiska Gobolka Barii, Guddoomiyaha Maxkamada Darajada koowaad ee Gobalka Bari Abuukar Cabdinuur Jaamac iyo saraakiil kale.

Gaashaanle Sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari oo faahfaahin ka bixiyay howlgalkan ayaa sheegay in talaabo adag ay ka qaadi doonaan dadka caadeystay isticmaalka iyo ka ganacsiga Maandooriyaha.

Previous Post

Agaasimaha NISA oo kor u qaaday Mushaarka Saraakiisha, Ciidamada iyo Shaqaalaha Hey’adda

Next Post

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Oo Shir Guddoomiyay Kulan Muhiim Ah

Next Post
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Oo Shir Guddoomiyay Kulan Muhiim Ah

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Oo Shir Guddoomiyay Kulan Muhiim Ah

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In