Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka booliska oo toogasho ku dilay dhagarqabe ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab oo qorsheynayay fal dil ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Bixinta adeegga warqadda dembi la’aanta ee CID-da oo maanta dib loo billaabay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka boolisku waxa ay ku dileen Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir Dhagarqabe ku hubaysnaa Bastoolad.

Dhagarqabahan waxaa dilay Askari uu doonayay inuu gaadmo ku dilo oo ka feejignaa dhagarta Argagixisada, taasi oo keentay in askariga uu toogto dhagarqabihii ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab.

Related posts

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026

Ciidanka Booliska ayaa wada howlgallo amniga Caasimadda lagu xaqiijinayo oo ay ka fulinayaan Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo ujeedkiisu tahay ciribtirka argagixisada, Burcadda hubeysan iyo guud ahaan dadka geysanaya dembiyada Abaabulan.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Jubbaland oo si wada jir ah u dhagax dhigay dhismaha xarunta Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaan hoostaga Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”

Next Post
Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaan hoostaga Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaan hoostaga Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In