Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Danab ee Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay Madaxii Maaliyadda ee Kooxda Alshabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Ururka Haweenka Qaranka oo sahay fudud gaarsiiyay C.X.D ee furinta hore dagaalka ku jira
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka sida gaarka ah ee u tababaran ee Danab, ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen degmadda Wanlaweyn ee gobolka sh/hoose waxay ku dileen  Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Alshabaab.

Ciidanka Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa Maleeshiyaadkii ay dileen waxaa kamid ahaa Horjooge lagu magacaabi jiray Macalin jeelle oo ahaa Madaxa Maaliyadda Kooxda Alshabaab, waxaana Ciidanka  qorshahooda uu ahaa inay gacanta kusoo dhigaan Horjooge Jeelle, balse waxuu isku dayey inuu is difaaco, sidaas ayeyna Ciidamada ku togteen horjoogahaasi, sida uu inoo sheegay mid kamid ah Saraakiisha Danab ee Howlgalkaasi gaarka ah fuliyey.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Cumar Yariisoow, ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga ay ku guuleysteen howlgalka ay ka fuliyeen degmadda Wanla weyn ee Gobolka Sh/hoose, isagoo Xusay in Dowladda Soomaaliya ay dhab ka tahay dagaalka Nabad diidka dalka looga xoreeynayo.

Previous Post

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo Maanta Tababar loo soo xiray

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo mar kale cafis u fidiyey dhalinyaradda la Khalday ee Nabad diidka u dagaalanta

Next Post
Akhriso: Khudbad Muhiim ah oo uu Madaxweyne Farmaajo u jeediyay Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka

Madaxweynaha Soomaaliya oo mar kale cafis u fidiyey dhalinyaradda la Khalday ee Nabad diidka u dagaalanta

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In