Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Danab oo raashin u qaybiyay qoysas ku nool tuulo hoostagta Jowhar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Danab oo raashin u qaybiyay qoysas ku nool tuulo hoostagta Jowhar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ayaa deeq raashin ah waxay gaarsiiyeen qoysas dan yar ah oo  ku dhaqan deegaanka Daa’if oo hoostaga caasimadda Maamul Goboleedka Hirshabeelle ee Jowhar.

Saraakiisha Ciidanka Kumaandooska Danab ee ku sugan goobta raashinka lagu qeybinayey ayaa tilmaamay in ciidanka kumaandooska Danab ay u taaganyihiin difaaca dalka iyo garab istaaga shacabkooda Soomaaliyeed.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Qaar ka mid ah dadkii raashinka lasiiyay ayaa kaga mahadceliyeen deeqda ay soo gaarsiiyen ciidanka Danab waqtiga ay u baahnaayeen, waxayna shacabka ay sheegeen in ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan Danab ay wax badan ka qabteen magaalada Jowhar iyo tuulooyinka ku teedsan.

Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa mar walbo waxay u taaganyihiin difaaca dalka iyo u kaalmeenta shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Guddiga Maamulaya Doorashada Jubbaland oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen

Next Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo Hobollada Waaberi kula dardaarmay dar-dargelinta waajibaadka shaqo ee loo igmaday “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo Hobollada Waaberi kula dardaarmay dar-dargelinta waajibaadka shaqo ee loo igmaday “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo Hobollada Waaberi kula dardaarmay dar-dargelinta waajibaadka shaqo ee loo igmaday "SAWIRRO"

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In